Home

Turkiga oo sameystey Diyaarad Dagaal

Dowlada Turkiga ayaa ku Dhawaaqdey inay ku guuleysatey Diyaarad Dagaal oo khatar ah isla markaana jiilka 5aad ah, Diyaarada ayaa la yidhaa KAAN fighter jet waxaanay Duulimaadkeedii ugu horeeyay lagu tijaabiyay Hawada Wdamka Turkiga Warshadaha Difaaca Turkiga ayaa sameeynayay…

Fadhigii Golaha Barlamanka JFS

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku meelmariyay Heshiiskii dhowaan ay wada galeen dowladaha Turkiga iyo Soomaaaliya , Fadhiga Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ahaa mid si weyn ay u soo xaadireen Dhamaan Mudanayaasha Aqalada hoose iyo Sare kuwaas oo…

Warbixintii Ururka Midowga Afrika

war-saxaafadeed uu Ururka Midowga Afrika soo saarey ayaa lagu sheegay inuu Ururku ka walaacsan yahay Khilaafka Cirka Isku Shareeray ee ka dhexeeya Wdamada Jmahuuriyada Dimowqraadiga Ethiopia Iyo Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliaya Khilaafkaas ayaa salka ku haya Heshiiskii Isafgarad ee dhexmarey Dowlada…

U.S oo Ukrain u direysa Gargaar Dhan 60B

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta ku dhawaaqey in Dowlada mareykanka siin doonto ukrain lacag dhan 60 Bilyan si loogu taageero arimaha Milatariga hubka iyo saanada ciidanka ukrain. Golayaasha Qaranka Mareykanka ayaa la horgeeyaya lacag ka badan 95 Bilyan oo…

Russia oo Ciidamo u direysa Africa

Dowlada Russia ayaa ku dhawaaqdey inay ciidamo u direyso Wadamada Galbeedka Africa Ciidamadan ayaa bedeli doona ciidamo hore u joogey wadamadaas qaar ka mid ah sida Burkino Faso iyo Mali waxaanay ka hawl geli doonaan Saldhigyadii ay ka hawl geli…

Biden oo eedeeyay Russia

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shir Jaraaid ku qabtey Aqalka cad ee mareykanka ayaa sheegay inaan shaki ku jirin inuu Putin ku lug leeyahay Dhimasahada Hogaamiyaha Mucaaradka Ruushka Navalny , Haa dhamsahada Navalny waxaa ka danbeeyay Putin, kuma koobna keliya…

How to make money a YouTube Channel

A Comprehensive Guide to Making Money on YouTube. In the vast digital landscape of content creation, YouTube stands as an unparalleled platform for individuals to share their creativity, expertise, and stories with a global audience. With billions of users consuming…

How to make money a TikTok

Unveiling the Secrets: How to Monetize Your TikTok Creativity. In today’s digital age, social media platforms have become not just avenues for self-expression but also lucrative sources of income for savvy individuals. Among these platforms, TikTok stands out as a…