Turkiga oo sameystey Diyaarad Dagaal

Dowlada Turkiga ayaa ku Dhawaaqdey inay ku guuleysatey Diyaarad Dagaal oo khatar ah isla markaana jiilka 5aad ah, Diyaarada ayaa la yidhaa KAAN fighter jet waxaanay Duulimaadkeedii ugu horeeyay lagu tijaabiyay Hawada Wdamka Turkiga https://www.somalipen.com/

Warshadaha Difaaca Turkiga ayaa sameeynayay Horumar Xoog ah oo laga dareemay Aduunka oo dhan waxaanay soo shaac baxeen Diyaaradaha iskood isu wada oo layidhaa Drones laguna magacaabo Bayraqdar TB2 diyaaradahan ayaa ka qayb qaatey Dagaalo badan oo ay ka dhigeen Wacdaro islmarkaana ku soo jeediyay indhaha Caalamka waxaana ka mid ahaa Dagaalkii Suuriya ,Liibiya, Azarbejan iyo Wadamo kale oo badan waxaana wadamada caalamku bilaabeen inay ka iibsadaan Turkiga Diyaaradahan si xawli ah waxaana laga sameeyay Dhaqaale aad u badan waxyaabaha lagu doortey waxaa ka mid ah inaan Raadalku qabanin Diyaaradaha Turkiga ee bayraqdaar taasi oo sahleysa inay duqeeyaan bartilmaameedka loogu talo galey , Guushan kale ayaa noqoneysa guul tariikhi ah oo u soo hoyatey Ciidanka Difaaca Turkiga isla markaana waxaa la filayaa inay wadamo badani iibsadaan Diyaaradahan Dagaalka Turkiga https://www.voasomali.com/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *