Warbixintii Ururka Midowga Afrika

war-saxaafadeed uu Ururka Midowga Afrika soo saarey ayaa lagu sheegay inuu Ururku ka walaacsan yahay Khilaafka Cirka Isku Shareeray ee ka dhexeeya Wdamada Jmahuuriyada Dimowqraadiga Ethiopia Iyo Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliaya Khilaafkaas ayaa salka ku haya Heshiiskii Isafgarad ee dhexmarey Dowlada Ethipia iyo Somaliland kaasi oo sheegayay inay Dowlada Ethiopia helayso Dhulka ku teedsan badda cas isla markaana ay ka dhisan doonto Dekado iyo Saldhigyo Ciidamada Badda ee Ethiopia ka hawlgalaan, laakiin Dowlada Soomaaliya ayaa ka biyo diidey in Bad laga siiyo Ethiopia Biyaha Soomaaliya

Ururka Midowga Afrika ayaa carabka ku adkeeyay inay ka go,an tahay ilaalinta dhowrida Madaxbanaanida Dhuleed ama Badeed ee Dhamaaan wadamada ku jira Ururka Midowga Afrika,oo ay ku jiraan Wdamada jamhuuriyada Ethiopia iyo Somalia labaduba.https://www.somalipen.com/

Ururka Midowga Afrika ayaa ku baaqaya inay ethiopia iyo Somalia dejiyaan xiisada isla markaana Bilabaan wada hadal midho dhal ah oo lagu dhameynayo isafgaran waaga labada dowladood .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliaya Hassan Skeikh Mohamoud ayaa ka qayb galay shir madaxeedka Ururka Midowga Afrika isla markana waxa uu geeyay qadiyada Arinta Badda Soomaaliya iyo Sida ay ka dowlad ahaan iyo Shacabba uga soo horjeedaan in lagu xadgudbo madaxbanaanida Jamhuuriyada Soomaaliaya.https://www.bbc.com/somali/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *