Puntland iyo Liiska Golaha Wasiirada Cusub
![](https://www.somalipen.com/wp-content/uploads/2024/03/somalia-26953_1280-768x512.png)
Madxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirada cusub ee ka mid noqon doona Dowlada Puntland , Madaxweyne Deni ayaa soo saarey Tiro wasiiro ah oo dhan 21 Wasiir kuwaas oo u badan Wasiiraddii hore uga mid ahaa Dowladdii…