Puntland iyo Liiska Golaha Wasiirada Cusub

Madxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku dhawaaqay Liiska Golaha wasiirada cusub ee ka mid noqon doona Dowlada Puntland , Madaxweyne Deni ayaa soo saarey Tiro wasiiro ah oo dhan 21 Wasiir kuwaas oo u badan Wasiiraddii hore uga mid ahaa Dowladdii Hore isla markaana waqtiyo adag soo wada qaateen iyaga iyo Madaxweyne Deni.https://www.somalipen.com/

Liiska Golaha cusub ee wasiirada Dowlada Puntland ayaa ahaa mid la wada sugaayay in lagu dhawaaqo una badnaan doonaan wasiiradii Taageerada u muujiyay Madaxweynaha Deni markii mucaaradku gilgileen ,Madaxweyne Deni ayaa dib u soo magacaabay Dhamaan Wasiiraddii Taageerada u muujiyay waqtigii adkaa ee uu soo marey

1.Maxamed Cabdiwahaab Axmed wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Diinta.

2.Ibraahim Cartan Haji Bakiin Wasiirka Amniga

3.Cabdi Faarax Siciid Juxa Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dimoquraaadiyeynta.

4.Maxamed Faarax Maxamuud Wasiirka Maaliyada.

5.Daa’uud Maxamed Cumar Wasiirka Qorsheynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah.

6.Fu’aad Abshir Adeer Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare.

7.Siciid Jaamac Cali Qoorsheel Wasiirka Caafimaadka.

8.Faarax Cawad Jaamac Wasiirka Howlaha Guud iyo Gadiidka.

9.Shaakir Maxamed Guuleed Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.

10.Cabdullahi Bile Nuur Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland.

11. Maryan Axmed Cali Wasiirka Haweenka iyo Armaha Qoyska.

12.Maxmuud Caydiid Dirir Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo isgaadhsiinta.

13. Axmed Shire Siciid Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.

14. Cumar Cabdisamad Wasiirka Xanaanada Xoolaha .

15.Maxamed Cabdirahmaan Faroole Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

16.Cabdirisaaq Cabdullahi Xagaa Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.

17. Cabdiraxmaan Axmed Cabdule Shaqada iyo Arimaha Bulshada.

18. Liibaan Muuse Boqor Wasiirka Macdanta iyo Biyaha .

19.Ubax Cabdirashiid Maxamed Wasiirka Gargaarka Baniaadmnimad.

20.Maxamaed Cabdiqaadir Saalax Wasiirka Beeraha iyo waraabka .

21.Hodan Siciid Xasan Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha.https://horseedmedia.ne

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *