Israel oo ka jawaabi doonta Weerarkii Iiran
Dowlada Israel ayaa ku adkaysatey inay jawaab ka bixin doonto Weerarkii ay Iiran ku soo qaadey Israel , Khasaraha weerarkaasi ayaa aad u yaraa sida laga soo xigtey warbaahinta Dowlada Israel, waxaana wararku tibaaxeen in gantaalihii iyo Droneskii ay Iiran…