Home

Somalia oo xirtey Qunsuliyadihii Ethiopia

Fadhigii Golaha wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee maanta oo khamiis ah ayaa waxaa laga soo saarey Go,aano lagu xidhaayo Dhamaan Qunsuliyadaha Ethiopia ku leedahaya Gudaha Wadanka Soomaaliya, iyadoo loo qabtey mudo 72 saacadood ah inuu wadanka kaga baxo Safiirka Ethiopia…

Dhameystirka Dastuurka JFS

Fadhigii Baarlamaanka Jmahuuriyada Soomaaliya ee maanta ayaa lagu ansixiyay Qodobada Cutubka 4aad ee Dastuurka Qaranka Jamhuuriyada soomaaliyeed kaasi oo waxkabedel lagu sameeyay islamarkaana laga doodayay maalmahanba xarunta Baarlamaanka Soomaaliyereed. Fadhigii manta ayaa ka duwanaa Fadhiyadii hore ee baarlamaanka soomaaliyeed ,kaasi…

How to make money a Bitcoin 2024

The Bitcoin Revolution Today’s News and Its Impact In the realm of digital finance, few innovations have captured the world’s attention and imagination like Bitcoin. Today, Bitcoin stands not only as a digital currency but as a symbol of decentralized…

How to make money Google AdSense

In the realm of online monetization, Google AdSense stands out as one of the most popular and effective tools for content creators, website owners, and bloggers to generate revenue. With its user-friendly interface, vast network of advertisers, and robust targeting…

Israel oo wafdi u direysa Qatar

Golaha wasiirada Dagaalka Israil ka wado Qasa ayaa isku raacay in wafdi loo diro Wadanka Qatar si ay ula xaajoodaan Ururka Xamaas, Kadib heshiiskii xabad joojinta ee lagu soo gabagabeeyay Paris , Waxyaabaha Diirada la saarayo ayaa waxaa ugu muhiimsan…

U.S iyo Britain oo weerar ku qaadey Yemen

Isbahaysiga uu hogaamiyo mareykanka iyo Ingiriisku ayaa weeraro hor leh ku qaadey Maanta Xarumaha Ciidamada Xuutiyiintu leeyihiin ee Gudaha wadanka Yemen, Waaxda Difaaca ee Mareykanka ayaa sheegtey inay weeraro cusub ka fuliyeen Gudaha dalka Yemen Habenimadii Sabtida ,weerarkan ayaa waxaa…

Trump oo ku guuleystey South corolina

Madaxweynihii hore ee mareykanka Donald Trump ayaa galabta gaadhey Guul taariikhi ah oo aheyd doorashooyinka isreebreebka Gobolada mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Dhexdiisa, Trump ayaa kabaha la dulmarey Gabadha la ytidhaa Nikki Heley oo mar la soo shaqeysey Trump waqtigii uu…

Waaxda Difaaca Mareykanka.

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Bariga dhexe iyo Badda cas ayaa soo saarey War sheegaya inay Burburiyeen Diyaarado Drones ah iyo Gantaalo meelaha fog wax lagaga liishaamo oo ay lahaayeen Xuutiyiinta Yemen. Taliska Dhexe ee Mareykanka ayaa cadeeyay in Labadii…